Magaalada Hargeysa waxaa lagu aasay Suldaan Maxamed Suldaan Diiriye. Wuxuu ahaa suldaanka guud ee mid ka mid ah beelaha Somaliland. Waxaa aaska ka qayb galay kumanaan dadweyne oo hargeysa degan. Waxaa ...
Madax-dhaqameedku waa lafdhabarta Soomaalida, muddo dheer ayeyna door fiican uga soo jireen talada deegaanada Soomaalida. Marka ay timaaddo habka loo soo doorto madax-dhaqameedka, inta badan waa arrin ...
Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo suldaanka cusub ee Beesha Maxamed Cumar (Cumar Maxamud) Shiikh Cabdiqani Qorane Maxamed ayaa gaaray degmada Xarfo ee gobolka Mudug, waxana wafdigaas si wayn loogu soo ...
Isniin, September 22,2014 [GO]- Waxaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalo madaxda dowlada Puntland ee Garowe Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo ah Suldaanka beelaha Warsangali. Suldaanka ...